Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9596
Banadir-city.com7209
Banadir24.com6136
Bclub19.com7455
Dayniile.com7627
Hamarey.com9903
Jowhar.com7000
Laasqoray.org1459
Markacadey.net10752
Somali Music9533
Somali411.com7545
Somalifans.net6724
Somvid.com6644
Webld.net4630
Users Online
Guests Online: 24

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Ethiopian-kii soo gaaray Yeed oo ka baxay .
shalay ayay aheyd kolkii dulaan aan ganbad laheyn markii ay ku soo qaadeen ciidamo soomaali ah oo salka ka raaxayaan kuwa Ethiopian ay soo gaareen qeybo badan oo ka mid ah gobolka Bakool oo kal hor xoog looga raacdeeyay.

ciidamada ayaa la shegeyaa in galinkii danbe ay dad halkaasi ka qabqabteen kuwaa oo ay markii danbe ay soo sii daayeen lama oga ilaa haatan ujeedka ka danbeeya imaanka ciidamada ay ku soo gaareen gobolkaasi.

dadka deegaanka ayaa walaac ka muujiyay xiisadaan dagaal ee laga dareemayo guud ahaan deegaanka waxa ayna sheegeen in guud ahaan amaanka gobolka uu haatan yahay mid aan la isku haleyn karin maadaama labada dhinac ay ku kala suganyihiin xoogaga mucaaradka iyo kuwa kale ee DKMG soomaaliya oo ay kaabayaan Ethiopian-ka.

sidoo kale waxgaradka deegaanka ayaa iyana waxa u soo jeediyeen labada dhinac baaq ku aadan in mar kale ay halkaasi dagaal ku dhaxmaraan labada dhaan sidii kal hore dhacday oo kale waxa ayna u sheegeen in haatan aanan la ama la abuurin xiisado dagaal maadaama gobolka uu yahay mid abaarta ay saameyn weyn ay ku yeelatay.


Ayaanlle on February 08 2010 03:29:40 · 0 Comments · 109 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
110 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
342 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12512 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
695 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
466 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
383 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
346 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2131 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1898 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1116 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1315 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1093 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1477 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1111 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
927 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats