Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9561
Banadir-city.com7191
Banadir24.com6107
Bclub19.com7436
Dayniile.com7586
Hamarey.com9880
Jowhar.com6976
Laasqoray.org1450
Markacadey.net10722
Somali Music9503
Somali411.com7528
Somalifans.net6710
Somvid.com6634
Webld.net4626
Users Online
Guests Online: 21

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Bandow lagu soo rogay Cabuudwaaq.
Saraakiisha Maamulka Ahlu-Sunna Waljameeca ayaa waxa ay ku warameen in Bandowgaasi uu yahay mid lagu xaqiijinaayo Amniga guud ee degmaddaas ayadoo dadka ay amar ku siiyeen in ay qaataan awaamirta maamulka.

Bandowgaas ayaa waxaa ay kusoo rogeen fiidnimaddi xalay markii ay ku beegnayd 9-saac, waxana uu yahay mid dhamanaaya ama ku eg 5-ta Aroornimo.

Habeenimaddi xalay gudaha degmaddaas gaar ahaan Xaafaddaha iyo wadooyinka mara halkaas ayaa waxaa lagu arkaayay Gawaaridda dagaalka oo ay wataan Ciidanka Amaanka ee Culima’udinka Ahlu Sunna Waljameeca.

Waxaana ay Ciidanka ay ahaayeen kuwa heegan ku jiray isla markaana xaqiijinayey hirgelinta Bandowgaas.
Ugu danbeyntii Saraakiisha Maamulkaas ayaa nan sheegin xilliga uu Bandowgaan dhamaan doono, iyadoo ay sheegeen in ay gadaal Saxaafadda uga faahfaahin doonaan.

Bandowgaan ayaa imaanaya xilli Ciidanka Ahlu Sunna Waljameeca ay mudooyinki lasoo dhaafay heegan sare ku jiray isla markaana ay samaynaayeen howlgalo ay kaga hortagayaan falalka amaan darada ah.


Ayaanlle on February 08 2010 03:31:21 · 0 Comments · 92 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
49 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
305 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12462 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
648 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
449 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
355 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
334 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2103 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1870 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1082 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1284 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1052 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1450 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1058 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
904 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats