Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos9561
Banadir-city.com7191
Banadir24.com6107
Bclub19.com7436
Dayniile.com7586
Hamarey.com9880
Jowhar.com6976
Laasqoray.org1450
Markacadey.net10722
Somali Music9503
Somali411.com7528
Somalifans.net6710
Somvid.com6634
Webld.net4626
Users Online
Guests Online: 23

Members Online: 0

Total Members: 770
Newest Member: Sharmarke






Dowlada KMG oo ka warbixisay meesha ay mareeyso howsha lacagta cusub ee ay soo sameeyn rabto.
Wasiirka lacagta dowlada KMG ah ee Soomaaliya Eng: C/Qaadir Cusmaan ( Yariisoow) ayaa waxa uu ka warbixiyey meesha ay mareeyso howsha lacagta cusub ee ay dowlada KMG dooneyso in ay ku soo daabacdo Dalka Suudaan.

Wasiirka ayaa waxa uu sheegay in dhowaan ay rajeeynayaan in ay wajiga ugu horeeya ee lacagta ay soo gabagaboowdo, waxa uuna tilmaay in mudo Shan bilood gudahooda lacagta cusub daabacaadeeda lagu soo gabagabeeydoona islamarkaana laga herelindoono dalka Soomaaliya.


Sidoo kale Injineer Yariisoow ayaa sheegay in lacagta cusub ee lagu howlan yahay daabacaadeeda ay ka duwam tahay lacagta haatan laga isticmaalo dalka Soomaaliya , waxa uuna tilmaamay in lacagta ay ka kooban tahay 2 kun, 5 kun, 10 kun, iyo 50 kun oo Sh.S ah.

Ugu danbeeyntii wasiirka ayaa sheegay in lacagtaani ay tahay mid si weyn looga baaraandegay islamarkaana waxa sicir barar ah ay keeni doonin , waxa uuna ugu baaqay dhamaan Soomaliyda in ay ka shaqeeyaan sidii lacagtaani loo socodsiin lahaa.




Safiir on February 08 2010 05:39:06 · 0 Comments · 118 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Qiso Layaab Leh oo dhex mar...
General Discussions
49 0 Nana
10-03-2010 11:45
Girl Makes Herself a Birthd...
Women's issue
305 0 Nana
28-02-2010 18:46
Sclub19.com - Somali Music
Music
12462 6 Afaaro
20-02-2010 09:37
La dabaalo caashaqa
Lyrics
648 0 Afaaro
20-02-2010 09:35
Ladan- Lafoole
Lyrics
449 0 Afaaro
20-02-2010 09:33
Libta - Lafoole
Lyrics
355 0 Afaaro
20-02-2010 09:30
Liibaan- Lafoole
Lyrics
334 0 Afaaro
20-02-2010 09:27
Ma is aroosnaa - Fuad Cumar
Lyrics
2103 0 Nana
27-01-2010 07:48
Mudantii Haweenkaay - Maxam...
Lyrics
1870 0 Nana
27-01-2010 07:45
Naftan- Shamsa Cumar
Lyrics
1082 0 Nana
27-01-2010 07:30
Naruuradee jacaylke- Lafoole
Lyrics
1284 0 Nana
27-01-2010 07:29
Onkod- Cabdi Tahliil
Lyrics
1052 0 Nana
27-01-2010 07:29
Qamar - Cabdi Nasir Macalin
Lyrics
1450 0 Nana
27-01-2010 07:28
Qamar- Beerdilaacshe & Magool
Lyrics
1058 0 Nana
27-01-2010 07:27
Qareenlaay- Lafoole
Lyrics
904 0 Nana
27-01-2010 07:26
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats