Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos14703
Banadir-city.com11814
Banadir24.com10868
Bclub19.com12033
Dayniile.com14596
Hamarey.com16935
Jowhar.com14053
Laasqoray.org7768
Markacadey.net16840
Somali Music14545
Somali411.com14076
Somalifans.net14466
Somalinote.com616
Somvid.com13303
Webld.net10722
Users Online
Guests Online: 16

Members Online: 0

Total Members: 909
Newest Member: Abubakar10






Indho Cade “ Xusbul Islaam waxa ay ahaayeen ridada Labaad hadda dhamaan ridada koowaad ayaan nala wada geeyey”
Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada KMG ah ee Soomaaliya Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad ( Indhi Cade ) oo ka hadalay dilkii shalay loo geeystay Bare Cali Bare ayaa ku eedeeyey in ay dilka sarakaalkaasi ka tirsan Xisbul Islaam ay ka danbeeyeen Al Shabaab.


Waxa uu sheegay Wasiirka Gaashaandhiga dowlada Soomaaliya in kooxda Al Shabaab mid mid ay u qaarjineeyso saraakiisha ururka Xisbul islaam, Waxa uuna ugu baaqay ururka Xisbul Islaam in ay garataan hagardaamada lagu wado.




“Sheeydhaan Cali Dheere waxa uu lahaa dilka Muslimiinta waa xaaraaan , Bare Cali Bare waxaa dilay Al Shabaab marka dadkaasi miyaa la dhihi karaa Islaam ayaa ka badbaadaya” ayuu yiri Indho Cade.


Sidoo kale Indho Cade waxa uu sheegay in Al Shabaab goor hore Xisbul Islaam ay ku xukumeen in ay ridada Labaad yihiin haatan lagu daray ridada Kowaad ee ay dowlada u yaqaanaa Al Shabaab.

“Xusbul Islaam waxa ay Shabaab ugu xukunnaayeen ridada Labaad hadda dhamaan ridada koowaad ayaan nala wada geeyey marka waxaan leeyhay dadkaasi aan u midoowna |” ayuu yiri Indho Cade oo Xisbul Islaam ugu baaqay in dowlada ay ku soo biiraan.


Ugu danbeeyntii Indho Cade ayaa sheegay dowlada KMG ay u diyaar garoowday in weerar guul ka timaada ku qaadi doonto dadka uu ku tilmaamay in nabada Dalka ka soo horjeedaan.



Safiir on March 10 2010 04:41:02 · 0 Comments · 154 Reads · Print
Comments
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Furitaanka waa la isku daartaa
General Discussions
19 0 Nana
31-07-2010 08:42
Khudrada ku dhis lafaha jir...
Women's issue
26 0 Nana
31-07-2010 08:39
Dhacdo: Hadii cunug cadaan ...
General Discussions
63 0 Nana
29-07-2010 19:47
Sheeko dhexmartay gabadh iy...
Women's issue
98 0 Nana
29-07-2010 19:41
TOP 20 MOST UNBELIEVABLE PH...
General Discussions
143 0 Nana
23-07-2010 13:44
Dumarka oo isu qurxiya si s...
Women's issue
452 0 Nana
19-07-2010 09:54
Shaki laga muujiyay cuntada...
Women's issue
213 0 Nana
19-07-2010 09:44
6 hab oo loo qurxiyo cagaha
Women's issue
221 0 Nana
19-07-2010 09:41
Maxaad ka ogtahay dhambaala...
General Discussions
198 0 Nana
19-07-2010 09:39
Raaxaysiga lamaanaha ee ugu...
Women's issue
569 0 Nana
19-07-2010 09:36
who needs a good dress?
Women's issue
93 0 Nana
19-07-2010 09:34
this summer fashion
Women's issue
122 0 Nana
19-07-2010 09:26
Sclub19.com - Somali Music
Music
18187 7 Afaaro
01-07-2010 11:37
walaal aqriso qisadaan ciji...
General Discussions
1473 0 Nana
24-06-2010 11:07
Who are al-Shabab?
General Discussions
522 0 Afaaro
15-06-2010 15:50
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats
Guests Online