Username Password | Register | Lost password
Navigation
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM









Random media
Somali Links
African Videos14702
Banadir-city.com11814
Banadir24.com10868
Bclub19.com12033
Dayniile.com14596
Hamarey.com16935
Jowhar.com14053
Laasqoray.org7768
Markacadey.net16840
Somali Music14545
Somali411.com14076
Somalifans.net14466
Somalinote.com616
Somvid.com13303
Webld.net10722
Users Online
Guests Online: 16

Members Online: 0

Total Members: 909
Newest Member: Abubakar10






Mareekanka oo carabaka ku adkeeyey in dowlada Soomaliya uu gala qeyb galayo weerarka Mucaaraka.
Dowlada Mareekanaka ayaa markale ku celisay in ciidamada Mareekanka ay dowlada Soomaaliya ku garab siindoonto d weerar la sheegay in dowlada goorhow ay la damacsan tahay kooxaha mucaaradka ah ee ka horjeeda.


Taliyaha Ciidamada gaarka ah ee dowlada Mareykanka u qabilsan Afrika Jeneraal William Word ayaa sheegay dowlada Mareekan ka si cad uga qeyb galeeyso weerar Dowlada KMG ay ku qaadeeyso kooxahaha Mucaaradka.

Jeneraal William Word ayaa sheegay dowlada Mareekanka ay ku qasban tahay in ay la dagalanto kooxaha waxa uu ugu yeeray argagixisada ee Soomaaliya ka dagaalama, waxa uuna carababay in weerarka si wada jir ah ay uga qeyb galayaan Ciidamada Dowlada Soomaaliya,AMSIOM iyo ciidamo gaar ah oo ka mid ah kuwa Mareeykanka.


Waxaa jirta in Madaxweyaha Sooomaaliya uu maalintii shalay sheegay in hadiiba ay dhabtahay in dowlada Mareekanka gacan ay siineyso dowlada Soomaaliya midaasi tahay talaabo muhiim ah ka dib markii wargeyska Newsyorka Times uu qoray in dowlada Mareekanka ay garab siineeyso dowlada Soomaliya.



Dhanka Kalana Afhayeenka XarakadaAl Shabaab Sheekh Cali Dheere aya horay u sheegay wax baqdin ah aysan ka qabin in dowlada Mareekanka Soomaaliya ay si toos ah u soo fara geliso, waxa uuna ku hanjabay in Mareekanka Taariikh uu ka qaadi doona Dalka Soomaliya isagoo tusaale u soo qataay tii ku Mareekanka Sanadkii i 1993-dii Soomaaliya ku qabsatay .




Safiir on March 10 2010 05:10:41 · 1 Comment · 130 Reads · Print
Comments
#1 | mohamud on March 10 2010 07:14:53
waxaan dhan ee rabaan mujaahidiintu waa in ee kacareesiiyaan mareecanka.
mujaahidiintuna ma ahan waxaa ee kacabsanayan bootada gaalada iyo gaala raacyada insha allaah mardhow guul ayaan ka keeni doonaa dagaalada soo wajahan insha alaaah.
dadka waxaan u cadeenayaa in ee ogaadaaan shariif in uu iscadeeyay oo waxaa aan ka sheegi jirnay ewe dadka moodayeen wax been abuur ah balse hada waxaa cadaatay in uu mareecan iyo reer galbeeed ee dabada ka riixayaa oo warkooda ma aheee wax kale uusan raacin.
anagana waxaa nagu balan ah inta nin anaga naga mid ah uu nafta kujirto in wadan ka uusan kuraaxeesaneenin gaalo inta joogta iyo in soo socotaba, guula islaamka ayee u hari doontaa ku farxa ama kanaxa
Post Comment
Name: (Magac)

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Latest Active Forum Threads
  Thread Views Replies Last Post
Furitaanka waa la isku daartaa
General Discussions
19 0 Nana
31-07-2010 08:42
Khudrada ku dhis lafaha jir...
Women's issue
26 0 Nana
31-07-2010 08:39
Dhacdo: Hadii cunug cadaan ...
General Discussions
63 0 Nana
29-07-2010 19:47
Sheeko dhexmartay gabadh iy...
Women's issue
98 0 Nana
29-07-2010 19:41
TOP 20 MOST UNBELIEVABLE PH...
General Discussions
143 0 Nana
23-07-2010 13:44
Dumarka oo isu qurxiya si s...
Women's issue
452 0 Nana
19-07-2010 09:54
Shaki laga muujiyay cuntada...
Women's issue
213 0 Nana
19-07-2010 09:44
6 hab oo loo qurxiyo cagaha
Women's issue
221 0 Nana
19-07-2010 09:41
Maxaad ka ogtahay dhambaala...
General Discussions
198 0 Nana
19-07-2010 09:39
Raaxaysiga lamaanaha ee ugu...
Women's issue
569 0 Nana
19-07-2010 09:36
who needs a good dress?
Women's issue
93 0 Nana
19-07-2010 09:34
this summer fashion
Women's issue
122 0 Nana
19-07-2010 09:26
Sclub19.com - Somali Music
Music
18187 7 Afaaro
01-07-2010 11:37
walaal aqriso qisadaan ciji...
General Discussions
1473 0 Nana
24-06-2010 11:07
Who are al-Shabab?
General Discussions
522 0 Afaaro
15-06-2010 15:50
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.














Random Photo






visitor stats
Guests Online