Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Kenya ay xirxirtay.
Wararka laga helayo xadka ay wadaagaan dalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa ku waramaya in la qabqabtay dhalinayaro Soomali ah oo doonayey in ay ka talaabaan xadka soomaliya iyo Kenya oo ay gudaha u galaan dalka Kenya.
Dhalinyaradaani oo tiradooda lagu sheegay in ay ka badanb tahay 20 ruux oo dhalinyaro ah islamarkaana ciidamada Kenyaanka ah ee jooga xaduuda soomaliya iyo Kenya gacanta ay ku dhigeen ka dibna ay ku gudbiyeen xabsi ku yaala Magaalada gaarisa ee gobolka Woqooyi Bari Kenya.
Sababaha ka danbeeysay in dhalinyaradaani xabsiga la dhigo ayaa waxa ay ka danbeysay ka dib markii ay isku dayeen in si sharci daro ah dalka Kenya ku galaan ,waxaana la sheegayaa in dhalinyarada sigaar ah ciidamada Kenya ay u bartilmaameedsadeeen.
Dowlada Kenya ayaa marsii horeeysay shaacisay in ay adkeeyneyso amaanka xaduuda ay la wadagto Soomaaliya si dalkeeda aysan u ugu alaabin shaqsiyaad ka tirsan AL Shabaab.
|
No Comments have been Posted. - Wax Faalo ah ma Dirin.
|
|
Rating is available to Members only.
Please login or register to vote.
No Ratings have been Posted.
|